Shirkii Madaxweyne Farmaajo u iclaamiyey Maamul Goboleedyada oo laga boodey , iyo Maamulada oo shir ugaara isugu imaanaya 8 luuliyo

Beesha Caalamka ayaa Xalay shir deg deg ah waxay u qabteen Maamul Goboleedyada, Kulankasoo ku dhacay Aalada Zoom-ka ee la iska arko.

Kadib markii ay Dowlada Federaalku ay ku fashilmeen iney meel isugu keenaan Saamilayda Siyaasada ayaa Beesha Caalamku ay soo faragaliyeen, Waxayna Maamul Goboleedyada ay ku khasbeen in ay iskood u qabsadaan Shir deg deg ah oo looga xaajoonayo Doorashada.

Kulankii Xalay dhex maray Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada waxaa kasoo baxay Qodobadaan soo socda.

In Kulan ay isugu yimaadaan Magaalada Dhuusamareeb Arbacada 8 bishaan Luuliya

In lasoo diyaariyo Qorshe deg deg ah oo ah Tubta Doorashada loo raacayo.

in lagawada Shaqeeyo in Dhamaan Saamilayda Siyaasada ay qayb ka noqdaan Tubta loo raacayo Doorashada soo socota ee 20/21.

Puntlandi.com

Garowe

<