Ganacsatada Puntland oo bilaabay iney Adeegyadooda ku keensadaan Diyaarado

Kaabayaasha dhaqaalaha waxay Bulshada u sahlayaa inay Aduunka dabadiisa mudo saacado ah ay ugasoo adeegtaan, Fursadaan waxaa sahlay Kaabayaasha dhaqaalaha oo Puntland ay horumar ka gaartay.

Wadooyinka ayaa iyana sahlaya in badevands kasoo degta Garoonka Bosaso ama Dekada Boosaso ay Saacado kooban ku gaaraan Buuhoodle, Gaalkacyo ama Laasqoray.

Ganacsatada Puntland ayaa hada bilaabay inay ka faaā€¯iideystaan Garoonka Diyaaradaha Bosaso, waxayna maanta kasoo dejiyeen Doyaarad Xamuul oo Badeeco sida.

Dowlada Puntland waxay balan qaadey inay Bulshada u sahlaysa isu socodka taasna waxaa lagu gaari karaa iyadoo deg deg loo dhiso Wadooyinka isku xira Ceerigaabo Bosaso, Bosaso Gaalkacyo iyo Bosaso Buuhoodle.

Doyaaradaan waxay maanta kasoo degtay Boso iyadoo Cargo sida

<