Cabdiraxmaan C. “ Mursal iyo Muudey Kororsi ayay u ordayaan”

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ku eedeeyay inuu ka wareareegayo in Doorasho ay Dalka ka dhacdo, taas badalkeedana uu ka shaqaynayo qaabkii uu Xukunka ku korarsan lahaa.

Qoraal uu Gudoomiyaha Wadajir uu soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Kuxigeenkiisa Muuday ay maalmahaan wadaan qaabkii ay kusii kororsan lahaayeen,

Eedeyntaan ayaa imaanaysa xili horay labadaan Masuul loogu eedeeyay inay Fariin qaadayaan u noqdeen Villa Soomaaliya oo ay ku mashquulsan yihiin shaqo aan loo igman, tasoo ku salaysan in Walhtiga la kororsado.

Hoos ka eeg Qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur

<