Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku baaqay oo baaqdey

Waxaa muuqata in Madaxweyne Farmaajo uu isu keeni waayay Maamul Goboleedyada, Tasoo dhalisay in uu baaqdo Shirkii uu ku casumay Maamulada oo lagu waydey inuu qabsoomo Axada 5 Luuliyo.

Beesha Caalamka ayaa Madaxweyne Farmaajovwaxay ku cadaadiyeen inuu la kulmo Madaxda Maamul Goboleedyada balles kulankaas wuu fashilmay.

Warar ay heleen Howlwadeenada Puntlandi.com ayaa xaqiijinaya in Kulanku uu baaqdey kadib markii ay diideen iney kasoo qayb galaan Puntland iyo Jubbaland iyo waliba Hirshabelle.

Macada Qaabka ay Vilka Soomaaliya u macneyn doonaan fashilmay ku yimid kulankaas .

puntlandi.com

Muqdisho

<