Nasashada maanta iyo Heestii : – ” Puntland xididka hoosaa dhulka loogu beeray “

Sida Dhudaha weyaan isu dheelitiranoo

Midba dhinac u baxeysee oo dhinaca isa saareeee

Waa Dhaqan wadaagiyo isla dhalasho daacad ah

Mar hadday dhab naga tahay

Kala dhuuman meynee Wagaa Dharaar noqon.

U diyaargarowga Xuska Kowda August

Garoowe

Puntlandi

<