Breaking News— Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo kaligood Khadka Video kulan ku yeelan doona Caawa oo Axada, Ajandaha

Madaxweynayaasha Dhamaan Maamul Goboleedyada ayaa Caawa ka Shirki doona Xaalada Dalka, Shirkaasoo ku dhici doona Video-ga la iska arko ee Internetka (Zoonka).

Ajandaha Shirka ayaa ah in Maamul Goboleedyadu ay Shir deg deg ah isugu yimaadaan maalmaha soo socda, si ay uga arin wadaan Xaalada Dalka.

Wadahadalkaan deg deg ah ayaa imaanaya kadib markii ay Dowladii Federaalku ay ku fashilantay iney meel isugu keenayo Saamilayda Siyaasada iyo ama ay jeexdi jaxdii Doorashada.

Puntlandi.com kala soco wixii kasoo baxa kulanka Caawa.

Puntlandi.com Garowe

<