Faahfaahin Koobab.. Qarax ka dhacay afka hore ee Dekada Muqdisho

Gaari ay saaran yihiin Waxyaabaha Qarax ayaa ku qarxay Xarun Ciidamada Canshuuraha ku leeyihiin Afka hore ee DekadaMuqdisho., Qaraxa oo Xoogaga waxaa jugtiisa laga maqlayay qaybo ka mida Magaalada,

ugu yaraan Laba Qof ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen laakiin khasaaraha intaas wuu kasii badan karaa.

Ma cada Qaruxuninuu yahay Ismiidaamin iyo in kale, Laakiin Ciidamada Amaanka ayaa durba goobta xiray.

Sida wararka qaar sheegayaan Gaarigi wuxuu damacsanaa inuu Gudaha u galo Dekada halka warar kale ay sheegayaan in Gaariga la soo dhigay afka hore ee Xarunta Canshuuraha Dekada.

Puntlandi.com Muqdisho

<