Wasiirka Haweenka oo Casho Sharaf Gaalkacyo ugu Saneysay Madaxweyne Deni

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweynihii ka horeeyey Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Caawo Casumaad loogu sameeyey Gaalkacyo.

Wasiirada Haweenka Puntland Aamina Cusmaan Xaaji oo Cashada ku casuntay Madaxweynaha iyo qaar ka tirsan Wafdigiisa ayaa la isku Xog waraystay.

Madaxweyne Deni ayaa Wasiirada iga mahadceliyey Casumaada , Madaxweynaha iyo Masuuliyiintii kale ee Cashada ka qayb galayxwaxay iska wareysteen xaslada Guud ee Soomaaliya iyo Puntland.

Sawirada hoos ka daawo

Puntlandi.com Gaalkacyo

<