
Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta ka qabsoomay Gaalkacyo iyo Garowe.
Madaxweynaha oo khadka Zoom-ka ku shirgudoomiyey ayaa shirkalooga hadlay Arimaha Amaanka, Caafimaadka iyo Dhqaalaha.
Wasiirada Amaanka iyo Kan Arimaha Gudaha ayaa laga dhagaystay Warbixin.
Madaxweyne Deni ayaa Golaha Wasiirada uga Warbixiyay Siyaasada Guud ee Soomaaliya.






