Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo kula Shiray Isimada Gobolka

Xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay kulan uu Madaxweyne Deni uu Isimada Gobolka uu kala hadlay Amaanka Gobolka .

IMadaxweyne Deni ayaa Isimada ku amaanay kaalinta ay ka qaataan Adeegyada Bulshada, Madaxweynuha ayaa sheegay in Qorshaha Xukuumadiisa uu yahay mid cad oo Amaanka Dalka kaalinta kowaad la siinayo

Hoos ka daawo Sawirada

<