Tacsi Ku socota Saciid Maxamed Xirsi iyo Faisa Axmed Farax oo ku nool USA Geerida ku timid Gabadhooda

Dhamaan ilmo farax xayir iyo Qoyskiisa waxay tacsi tiiraanyo ah la wadaagayaan walalahood Saciid Maxamed Xirsi iyo Fa’isa Axmed Faarax oo Gabadhooda Deeqa Saciid Maxamed Xirsi ay Shalay oo Isniin ahayd ay kugeeriyootay Wadanka Maraykanka.

Waxaa sidii kale tacsi taas kamida loo dirayaa Dhamaan Reer Saciid Maxamed Xirsi iyo Reer Axmed Farax.


Waxaana illaaah uga baryeynaa samir iyo iimaan buuxda inuu wlaalaheen kasiiyoo geeridaas xanuunka badan ee ku timid Gabadhooda yar,

Waxaan Illaahay uga baryaynaa Inuu Samir iyo iimaan ka siiyo Gabadhooda ka geeroyootay.

Aaaamiin

Aaaamiiin

Aaaamiin

<