
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo maalmahaan booqasho ku marayay Deegaanada Galmudug ayaa maanta soo gaaray Magalada Cadaado.
Waa markii u horaysay oo Madaxweyne Qoorqoor uu booqdo Cadaado tan iyo markii la doortay.
Puntlandi.com Cadaado






