Kulankii shalay Khadka Online-Video-ga Ku dhex maray Saamilayda Siyaasada, qaarkood oo muran ka dhashay

Kulan khadka Onlinr Video-ga ah oo dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Raysal wasaaraha ayaa looga hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka.

Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa muujiyay in Kulankaan Onlineka ah uusan waxba ka badalaan Khilaafkii u dhexeeyey Madaxda sare ee Xukuumada iyo Maamul Goboleedyada, balase Ajandayaasha kulanka ayaa laga diiday Iyadoo qodobada qaarkood uu maran k dhashay.

Sharciga Doorashada ee horyaal Baarlamaanka ayaa ka mida qodobada ay Maamul Goboleedyadu ay kasoo hor jeesteen waxayna ku goodiyeen in ay go’aan gaara ka gaarayaan Doorashada hadii Xukuumadu ay kusii socoto wadada ay ku taagan tahay oo ay ku tilmaameen mid kaligiis talisnimo ah.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Xukuumadu ay u hogaan Santo Sharciga Dalka, Sharciga Waxaan loo marin ma aqbalayno mana soconayso ayuu yiri, isagoo raaciyey in Go’aan cad ay ka qaadanayaan Maamul Goboleedyadu waxaysan raali ka ahayn ama aannlaga tashan hadii lagu dhawaaqo.

Puntlandi.com

Garowe

<