
Qarax Ismiidaamin ah ayay Al-Shabaab la beegsadeen Xero ay Ciidanka Dowladu ku leeyihiin Tuulada Bacaadweyne oo ku taal Koonfurta Gobolka Mudug.
Ugu yaraan 4 Askari ayaa halkaas ku dhintay halka dhaawucu uu gaarayo 7 Askari.
Gaari ay ka buuxaan Waxyaabaha Qarax ayaa lagu weeraray Xerada, ilaa hada dhanka Al-Shabaab waxaa la xaqiijiyey iney ka dhinteen labo Maleeshiya oo mid yahay kii waday Gaarigii qarxay.
Puntlandi.com Gaalkacyo