Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo tababar usoo xiray Ciidan

Xerada Tababarka Ciidanka ee Xergooble waxaa maanta tababar loogusoo xiray Ciidan ka tirsanaan Doona Ciidanka Xooga Puntland.

Madaxweynaha Puntlanf Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka Amniga ayaa ka qayb galay Xaflad loo qabtay Qalin jabintanCiidanka oo maanta ka dhacdey halka ay kubtaal Xarunta Tababarka Ciidanka, Magaalada Qardho.

hoos ka daawo Sawirada

<