Baarlamaanka Federaalka oo maanta bilaabaya ka doodida Xeerka Doorashada ee Muranku ka taagan yahay

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabaya inay ka diodaan Sharciga Doorashada ee Maalmo ka hor loo qayboyey.

Sharcigaan ayaacwaxaa qaadacay Maamul Goboleedyada iyo Xisbiyada Siyaasada sidaasoo ay tahayna. Baarlamaanku wuxuu maanta bilaabayaa ka doodida Xeerkaan.

Xeerka wuxuu ka kooban yahay Afar Qodob , Qodobka Kaslinta Haweynay ayaa maanta laga doodayaa.

Haweenku Xildhibaanada ah hada waa 30%.

Puntlandi.com Muqdisho

<