Madaxweynaha Jabuuti oo isku khasbay Labadii Gudi iney miiska Wadahadalka ku laabtaan

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa miis Wadahadalka kusoo celiyey Gudiyadii Farsamada Soomaaliland iyo Xukuumada Federaalka Soomaaliya, labada Gudi ayaa caawa fiidkii kala boodey.

Labada Gudi ayaa kolkii hore ku kala boodey Qodobo dhowra oo ku saabsan Kaalmada Beesha Caalamku bixiso iyo Heshiisyada Caalamiga ah cida gali karta.

Soomaaliland waxay rabtaa in ay u madaxbanaan yihiin Cidwalba oo ay Heshiis la Galayso balse Muqdisho Arinkaas ma ogola.

Wararka Puntlandi.con helayaan waxay kaloo sheegayaan in wali La isku heysto cida Maamulaysa Hawada.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<