Baarlamaanka oo loo qaybiyey Xeerarkii Doorashada ee Muranku ka taagnas

Baarlamaanka Federaalka ayaa loo qaybiyey Xeerarkii Doorashada ee Muranka ka taagnaa kasoo ay horay uga digeen Puntland iyo Xisbiyada Mucaaradku.

Xeerkaan loo qaybiya Xildhibaanada oo ka laaban Afar Xeer wuxuu kala yahay

1- Xaqiijinta Mataalada Gobolka Banaadir,

2- Daadajinta Kuraasta Baarlamaanka Federaalka,

3-Qoondada Haweenka

4- Qaabka loosoo Xulayo xubnaha Gobolada Somaliland.

Xildhibaanada ayaa soo akhrinaya Qodobadaan kadibna Sadex maalmood ayay ka doonayaan intaysan Codka u qaadin.

Hoos ka alhriso iyagoo faahfaahsan

<