Mdaxweynaha Puntland oo maanta shir jaraa’id iga hadlaya Arimo dhowra, Shirkii Jabuuti ku burburay iyo…

Madaxweynaha Dowlada Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu ka hadlayaa Xaalada Soomaaliya , Xiisadihii u dambeyey ee Jabuuti ka dhacay iyo Shirkii ay Dowlada Federaalku ku yaboohay iyo dabcan Arimaha Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu hadlo maanta galinka dambe, sida aan warka ku heyno.

Puntlandi.com Garowe

<