Gudoomiyaha Aqalka sare oo noqdey Ku sumaya Madaxweynaha Soomaaliya

Cabdi Xaashi,Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saacado ka hor wuxuu la wareegay Xilka Ku sinaba Madaxweynaha Dalka.

Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka Maxamed Mursal ayaa Dalka ka dhoofay tasoo ka macne ah in Gudoomiyaha Aqalka Sare uu sii haynayo Xilka Madaxweynaha ilaa ay Masuuliyiintaan ay Dalka kusoo laabanayaan.

Waa markii ugu horaysay oo Gudoomiyaha Aqalka sare uu qabto Xilka Madaxweynaha.

Puntlandi.com

Garowe

<