Daawo Tv-ga Jabuuti oo soo xushay Heestii Shirkii Carta ugu caansaneyd ee ” Somali Weynoo, Calankeedii sudhatoo “

Waa maxay ujeedada uu TV-ga Djibouti u soo xushay heestan la dul saaray muuqaalkan?

Heestu waa heestii ugu caansanayd Shirkii Dibu heshiisiinta ee kooxaha Somaalida loogu qabtay magaalada Carta ee Dalka Jabuuti sannadkii 2000.

“ Soomaali weynoo
Qarankeedii sagalkiyo
Siigada ka maydhoo
Calankeedii sudhatoo
Astaanteedii saartoo ”

Qof walowba filo oo fahan in aan bilaa ujeedo heestan loogu dul codeeyey muuqaalkan oo uu baahiyey TV-ga dawladda Djibouti

HEESTU WAA MAWQIFKA RASMIGA AH EE Ismaaciil Cumar Geelle iyo dawladda Djibouti iyo Beesha Caalamka.

<