Daawo Sawirada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelo oo kulan la qaatay Madaxda DF Soomaaliya

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Wafdigii ka Socday Dowlada Federaalka Soomaaliya ee uu hogaaminayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Soo dhaweyntii Garoonka Diyaaradaha kadib waxaa dhacay kulan gaara oo Madaxweyne Geelle uu la yeeshay Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya, wuxuuna u jeediyey khudbad Dardaaran ah, hadaladiisii waxaa kamid ahaa..

Waxaan rabaa inaan aragno Soomaaliya oo soo ceshata magacii iyo sharaftii sy Aduunka ku lahayd, Wakhtigii ay Aduunka ka hareen, In ka badan inay Aduunka dhaafto, Waxaan rabaa inaan halkaan lagu kala tagin ilaa aad wax iska gaaraysaan”.

Sawirada hoos ka daawo

Puntlandi.com

<