
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta waxay u duuleen Magaalada Jabuuti, halkasoo ay uga qayb galayaan Wadahadalada Dowlada Federaalka iyo Soomaaliland.
Jabuuti waxaa isna ku sugan Raysal wasaaraha Itoobiya oo ah Maskaxda ka dambeysa kulankaan.

