Xisbiga Wadajir oo 4 jirsadey

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xisbiga uu hogaamiyo ee Wadajir ayaa maanta u dabaal dagaya 4 sano guuradii kasoo wareegtay markii lagu dhawaaqay Xisbiga Wadajir.

Xisbiga Wadajir wuxuu kamid yahay Xisboyada Qaran ee laga aasaasay Muqdisho kuwasoo hadafkoofu yahay inay ka qaybqaataan Siyaasada Soomaaliya.

Koox Siyaasiyiin ah oo uu hogaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa aasaasay Wadajir Bishii Juun 2016-kii.

Puntlandi.com Muqdisho

<