Tacsi- Marxuum Xasan Cali Dheere oo Garowe ku geeriyooday

Waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Marxuum Xasan Cali Dheere oo Caawa ku geeriyooday Garowe.

Intii uu ka geeriyoodayna Illaahay Samir iyo imaan haka siiyo.

Aaamiiin Aaaamiin

Aaamiin

<