Aqalka Sare oo Magacaabay Gudi isu keena Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka

Aqalka Sare ayaa wuxuu magacaabay Gudi kasoo baaraan daga isuna keena Maamul Goboleedyada iyo Madaxda Dowlada Federaalka si loo dardar galiyo Doorashada Soomaaliya. Loona xaliyo akhilaafka jira.

Dowlada Federaalka ayaa maalmahaan ku madhquulsanayf inay ishortaagaan magacaabida Gudigaan.

Gudigu oo ka kooban 9 Xubnood, waxaa la amray inay Saamilayda Siyaasda Soomaaliya ay isu keenaan si deg deg ah iyadoo la calaamadeeyay ugu dambayn 25 bishaan Juun inay isu keenaan.

Hoos ka akhriso Gudiga iyo Qoraalka Aqalka Sare

1-Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi

2-Senator Cabdirsaaq Cudmaan Xasan Jurilr

3- Sen. Cabdi Axmed dhuxulw

4- Muxiyadiin Sheikh Cali Jaamac

5- Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole

6-Sen. Xuseen Sheikh Maxamuud

7–Sen.Cusmaan Maxamuud Maxamed Dufle

8 Sen Cabdullaahi Cabdi Garuun

9- Sen.Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Farataag

<