
Dowlada Puntland ayaa sheegtay in Dowlada Federaalku aysan diyaar u ahayn in Laga wada hadlo Doorashada, waxayna ku eedeeyeen Villa Soomaaliya Shaqaaleheeda in Kheyru Masuul nimo, Puntland waxay si cad u sheegtay in Dowlada Federaalku ay diiday iney kasoo jawaabta Shirkii ay Puntland ku baaqdey,
Dowlada Puntland waxay soo dhaweysay Qoraalkii kasoo baxay Aqalka sare.
Hoos ka akhriso qoraalka


