Hirshabeele oo taageertay Aqalka Sare

Maamulka Hirshabelle ayaa si buuxda u taageeray Warsaxaafadeedkii kasoo baxay Aqalka Sare ee lagu dalbanayaa Shir deg deg ah oo looga arinsanayo Doorashada.

Qoraalka Hirshabeele waxaa lagu sheegay in Hirshabeele ay diyaar u yihiin Shirkaas isla markaasna ay doonayaan in la dedejiyo Isku duubnida si xal looga gaaro Khilaafyada jira.

Qoraalka waxaa lagu xusay in Hirshabeele ay si buuxda u taageersan tahay shaqada Aqalka Sare maadaama uu matali kana turjumaya Maamulada Dalku ka kooban yahay.

Hoos ka akhriso

<