Breaking News— Madasha Xisbiyada oo Qoraal xasaasi ah kasoo saaraya Xaalada Dalka

Warar rasmi ah oo saaka oo Arbaco ah soo gaaray Warbaahinta Puntlandi.com ayaa xaqiijinaya in iminka gacanta lagu hayo oo la qorayo Qoraal xasaasi ah oo Madasha Xisbiyada Waran ay kasoo saarayaan Xaalada Dalka.

Qoraalkaan oo Warsaxaafadeed ah waxaa looga hadlayaa Doorashada inakudoo wajahan iyo Qorshaha Ay Xukuumada Federaalku ka damacsan tahay, Qorshahaasoo ay saluugsan yihiin Xisboyadu.

Sidaan xogta ku heyno Qoraalkaan waa mid xasaasi ah oo erayo Adag la adeegsanayo.

Qoraalka Xisbiyada Qaran wuxuu kusoo aadayaa xili ay Maamul Goboleedyadu ay iyana maanta soo saareen Warsaxaafadeedyo lagu eedeynayo Villa Soomaaliya qaabka ay wax u wado.

Kala soco Puntlandi.com Warsaxaafadeedka Madasha Xisbiyada Qaran.

Puntland.com

<