Warsaxaafadeed “Qardho oo la joojiyey dib u dhibka Guryihii ku burburay Daadadka”.

Maatarka Magaalada qæQardho ayaa Amar uu Xafiiskiisa kasoo saaray wuxuu ku amray inaan dib loo dhisi karin Guryihii ku burburay Daadadkii kusoo rogmaday Magaalada, Amarka waxaa kaloo kamid ah oo iyana hakad lagaliyey Guryaha Dib u habaynta Guryihii waxyeeladu soo gaartay.

Ujeedada Amarkaan ayaa lagu sheegey iney tahay iyadoo wali lawado sahamin ku saabsan Sidii loo go’aan lahaa qaabka looga hortagi karo Daadadka kusoo rogmanaya Magaalada iyo bilicda Magaalada.

Hoos ka akhriso Qoraalka Maamulka Degmada

<