Xisbiga Wadajir oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey Baarlamaanka

Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Qoraal kasoo saaray Khudbadii uu Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey furitaankii Kalfadhiga Baarlamaanka.

Xisbiga Wadajir wuxuu dhaliilay Khudbada Madaxweynaha oo ay ku tilmaameen mid niyad jab dhalisay.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka

<