Daawo : – Raisal Wasaaraha Ethiopia oo sheegay in socodaalkiisii uu ku tagay Muqdisho ay ku heshiyeen Isaga iyo M/weyne Farmaajo iyo PM Xasan Kheyre, Afhayeenka Barlamaanka iyo Wasiirada in labda Dal la mideeyo.

Xigasho : – Aqoonyahan Faisal Roble

Ninkii Dhayal Moodayow Arintu waa Dhab:

Video aan arkay oon hadeer dhagaysta ayuu R/W Abiy kaga waramayaa socdaalkiisii Mogadishu. Sidan ayuu sheegay :

” Waxaan wada kulanay MW Farmajo, PM Khayree, Afhayeenka iyo wasiirada. Waxaan ku heshiinay in labada Dal ay hal Wadan noqdaan (Andhi indhi honu). Hadhow maan maqal ha odhan.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<