Mudahaarkii Saaka ka dhacay Muqdisho oo la ogaadey in Villa Soomaaliya lagasoo abaabulay

Mudaharaadku saaka ka dhacay Muqdisho oo lagu taageeraya Madaxweyne Farmaajo ayaa la ogaadey in Calamada iyo Boorarka loogu soo sameeyey Villa Soomaaliya oo ah Madaxtooyada .

Wariye goobjoog ahaa ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey in Gaari Ciidamada leeyihiinla oo Madaxtooyada kasoo baxay lagu soo raray dhamaan Qalabkii ay adeegsanayeen Mudaharaadayaashu.

Mudaharaadka ayaa daba socda buuqii shalay ka dhacay Baarlamaanka oo Madaxweynaha lagu buuqay,

Faahfaahinta Mudaharaadka kala soco Puntlandi.cim

<