Hodan Saciid oo loo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Dhalinyarada

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wuxuu Hodan Saciid u Magacaabay Wsiir ku Xigeenka Wasaarada Shaqada, Ciyaaraha iyo Dhalinyarada,

Hodan waxay ka timid Wasaarada Arimaha Gudaha oo ay ka ahayd Agaasimaha Waaxda Dimoqoraadiyenta.

Jagadaan ayaa bishii April ee sanadkaan wuxuu Madaxweynuhu u Magacaabay Nin la yiraahdo Maxamed Heersare, balse wuu ka cudubdaartay.

Puntlandi.com Garowe

<