Ugaaska Mudulood “ In Xamar loo qaybsado 4.5 waa ilhaano yeelina meyno”

Igaaska Guud ee Beelaha Mudulood oo la hadlay Saxaafada ayaa wuxuu kasoo horjeestay warar sheegaya in Gobolka Banaadir uu kuraas lagusoo qaybiyey 4.5 laga siinayo Aqalka Sare.

Ugaasku wuxuu muujiyey in Muqdisho ay Beel kaliya leedahay sidaas awgeed ay Ilaaho iyo bahdi ay tahay in Xildhibaanada Gobolka Banaadir lagusoo qaybiyo 4.5.

Hoos ka daawo

<