Breaking News— Khilaafkii Masuuliyiinta sare ee Puntland oo la dhameeyay

Khilaafkii u dhexeeyey Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa oo goor dhaweyd heshiis ku dhamaaday.

Isimada Puntland ayaa qayb weyn ka qaatay soo afjarida khilaafka labada Masuul

<