Daawo Qoorqoor oo Xaafada Baraxlay Magaalada Gaalkacyo soo gaaray

Madaxweynaha Galmudug Axmed CabdivKaariye Qoorqoor iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa markii u horaysay wuxuu booqdey Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo ah meeshii lagu aasaasay Galmudug.

Qoorqoor oo ah Madaxweynihii ugu horeeyey ee aan Asal ahaan kasoo jeedin Xaafada oo Hogaamiya Galmudug ayaa si diiran loogusoo dhaweeyey halkaas.

Wasiirka Ambiga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo ayaa kusoo dhaweeyey Xaafada.

Sawirada hoos ka daawo

<