Wasiirka Dowlaha Xirrika Caalamiga Puntland oo Buuhoodle booqasho ku jooga

Wasiir Dowlaha Xiriirka Dibada ee Puntland Cabdiraxmaan Caydiid iyo Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa booqasho waxay ku marayaan Gobolka Ceyn.

Magaalada Boohoodle ayaa Wasiirka iyo Wafdigiisa lagusoo dhaweeyey, halkaasoo ay gaarsiiyeen qalab ay Dowlada Puntlanf ugu talagashay ka hortaga Xanuunka Corona.

Sawirada hoos ka daawo

<