Daawo Raysal wasaare Kheyre waa codeeyey : – ” Doorasho waa inay dhacdaa waa khasab oo aysan wakhtigeeda dhaafin “

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Xasan Sheik oo la hadlay maanta Golaha Wasiirada ayuu wuxuu hoosta ka xariiqay in ay khasab tahay in Doorashadu ay wakhtigeeda ku dhacdo.

Hoos ka daawo

<