Wasiir Qowdhan oo Xilkii la wareegay

Wasiir Xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Qawdhan ayaa maanta wuxuu Xilkii kala wareegay Masuulkii badalay.

Wasiirka Maaliyada iyo Agaasimaha Wasaarada ayaa ka qayb galay munaasabad Xilka lagula kala wareegay.

Wasiir Xigeenka Cusub ayaa lagusoo wareejiyey Wasaarada si uu u dalaamo Shaqaalaha Wasaarada iyo inuu indha indheeya qaabka Wasaaradu u shaqayso.

Sawirada hoos ka daawo

<