Safiirku Shiinaha u joogay Isreal oo isagoo meyd ah la helay

Safiirku Dhiinaha u joogay Caasimada Isreal ee Talaabiib ayaa geeriyooday Xalay kadib markii isagoo meyd ah laga helay Sariirtiisa, Lama shaacin dababta uu u geeriyooday.

Ambasador Du Wei oo da’ ahaan ahaa Kunyomeeye ayaa Dafiirnimada loo magacaabay bishii Feberaayo ee Sanadkaan.

Gurigiisa oo ku yaal Tel Aviv ku geeriyooday, Dowlada Shiinaha ayaana baaraysa qaabka uu u geeriyooday.

Khuboro baarto Geerida Dafiirka ayaa maanta kasoo duulay Bejiin si ay baaritaan ugu sameeyaan Meydka Ambasador Du Wei.

Puntlandi.com

<