Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyey Dilkii Gudoomiyaha Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii Gaalkacyo loogu geystay Gudoomiye Axmed Muuse Nuur oo Qarax lagu dilay.

Madaxweynaha ayaa dhambasl tacsi ah wuxuu u doray Rheladii Marxuumka iyo Guud ahaan Shacabka Puntland Geerida ku timid Gudoomiyaha.

Gudoomiyaha ayaa Qarax lala degtay Afafka hore ee Xarunta Gobolka Mudug.

Puntlandi.com Gaalkacyo

<