Laba bilood gudohood oo laba Gudoomiye Gobol lagu dilay Puntland, Maxaa Qaldan

Maantacwaxaa Gaalkacyo si barer ah loogu khaarajiyey Gudoomiyihii Gobolka Mudug Marxuum Axmed Muuse Nuur, dhamaadkii bishii Maarso Waxaa Garowe lagu khaarajiyey Gudoomihii Gobolka Nugaa Marxuum Cabdisalaan Gujir.

Hay’adaga Amaanki waxbtalasbo ah oo looga aarsabayo Al-Shabaab ma ay qaadaan marka falalkaan oo kale ay dhacaan waana sababta ay Al-Shabaab xilaygay rabaan ay uga fuliyaan Gudaha Puntland Faldambiyeed noocaan ah.

Masuuliyiinta Amaanka iyo Madaxda Dalku waxay ka hadlaan dhowr maalmood marka dal noocaan ah uu dhaco kadibna cid soo hadal qaada ma jirto, Dbadan ayaana isweydiinayaan halka wax ka qaldan yihiin l.

Xukuumadu hadaysan Qorshe dhab ah oo loogu jawaabayo Al-Shabaab aysan la imaan , waxay ku fashilmaysaa Xakamaynta Amaanka, waxaana dhowaan Puntland lagu arki doonaa Al-Shabaab oo Canshuur ka qaadaya Ganacsatada sida Muqdisho oo kale.

Puntlandi.com Garowe

<