Qoorqoor oo magacaabay Wasiiro hor leh iyadoo wali muran ka taagan yahay kuwii hore ee uu magacaabay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa caawa wuxuu magacaabay 11 Wasiir u Dowle iyo lbaataneeye -wasiir ku Xigeen.

Wareegtada lagu magacaabay Wasiiradaan cusub ayaa Caawa lasoo bandhigay xili uu wali taagan yahay muran ku aadan Wasiiradii uu horay u magacaabay Madaxweyne Qoorqoor,Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa horay ugu hanjabay in uusan Baarlamaanku ansixinayn Golaha Wasiirada.

hoos ka akhriso Liiska cusub ee uu caawa oo jamce ah uu Magacaabay Madaxweynaha Galmudug

<