
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Puntland waxaana loo magacaabay G/sare. Maxamuf Cabdi Maxamed, halka G/sare Cawil Jaamac Nuur isna loo magacaabay ku xigeen
Madaxweynaha ayaa iyana Magacaabay Garsoorayadha Maxkamada kuwasoo loo magacaabay
G/sare. Maxamed Cabdi Bootaan,
G/le. Keenadiid Cabdicasiis Axmed,
G/sare. Cali Faarax Caydiid, G/sare.
Cabdi Cali Jaamac iyo /sare. Maxamuud Faarax Maxamed.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu magacaabay Masuuliyiintaan
Puntlandi.com Garowe