Hogaanka Cusub ee Amniga Madaxtooyada oo Xilkoodii la wareegay

Cismaan Cumar Maxamed Taliyaha ciidanka Madaxtooyada iyo ku xigeennkiisa G/Sare Cabdirisaaq Axmed Cali ayaa maanta si rasmi ah ula Wareegay Shaqadooda.

Masuuliyiintaan oo ah Saraakiil Lhibrad iyo Aqoon u leh Xilkooda ayaa isla maanta waxay bilaabeen Shaqadooda.

Hoos ka daawo Sawirada

<