Marwo Sureer Maxamed Oo Kismaayo aad looga yaqaanay ayaa ugeeroyootay Covid19

Gudoomiyihii hore ee Ururka Haweenka Jubbaland isla markaadna u ololayn jirtay Xaqiiqda Haweenka Sureer Maxamed Cali ayaa maanta ku geeriyootay Kismaayo kadib markuu haleelay Xanuunka Covid19.

Illaahay ha u naxariistee Marwo Sureer waxay caan ku ahayd daryeelka iyo Difaacida Haweenka Jubbaland.

Waxay ahayd Gudoomiyihii ugu horeeyey re Ururka Haweenka Jubbaland.

Waxaan Illaahay uga baryaynaa Marxuumada Jano waarta iyo Dambi dhaaf Iyo in Illaahay samir ka siiyo Guud ahaan dhacabka Jubbaland gaar ahaan Qoyskeedii.

Aaaammmiiin Aaaammmiiiiiin

<