Daawo Sawiradii ugu dambeeyay Dekada Garacad iyo halka ay marayso

Dekada Garacad wuxuu Wajigii kowaad marayaa gabagabo, dhowaana waxaa bilaabanaya wajigii kowaad ee ay ku howlgali lahayd, kasoo ah in Doonyaha waaweyn ay si caadiga ugu soo xirtaan.

In labadaan 350 mitir ayaa Gudaha loo galay Bada waxayna u muuqataa iney noqon doonto Dekada ugu dheer Soomaaliya imarka la eego nta Bada loo aasay .

Puntland waxay yeelatay Dekadii labaad oo sare u qaadi doonta dhaqaalaha Dalka,

Hoos ka daawo sawiradii ugu dambeeyay

<