Madaxweyne Axmed Madoobe oo kacqaybgalay Aaska Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland

Marxuum Macalin Maxamed Ibraahin, Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo maanta Meydkiisa laga keeney Hindiya ayaa lagu aasay Magaalada Kismaayo.

Marxuumka Aaskiisa waxaa ka qaybgalay Masuuliyiinta ugu saraysa Jubbaland iyo labada Gole oo uu hogaaminayay Madaxweyne Axmed Madoobe

<