Ciidamada Amaanka oo Bosaso ku qabtay Gaari Qaraxyo ka buuxaan

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa saaka howlgal xoogan ka bilaabay Magaalada Bosaso kadib markii ay heleen Xog ku saabsan kooxda Argagixisada ah.

Howlgalkii saaka waxay Ciidanku kubqabteen Nin halka mid kale uu isku dayay inuu ka baxsado Ciidanka balse isla goobtii ayay Ciidanku ku toogteen wuuna geetiyoodey.

Saacado kadib ayaa Ciidankoo ku raad jooga Xogahay heleen ayay waxayvqabteen gaari ay ka buuxaan waxyaabaha Qarax.

Wali howlgal ayaa socda waxayna Ciidanku ku Raad joogaan kooxo ku dhuumaslaysanaya Magaalada.

Wali macada Gaariga iyo Dadka la qabtay meesha ay ka yimaadeen, balse xogta ay Warbaahinta Puntlandi.com ay ka helayaann Ciidamada waxay sheegaysaa in in Ninka la dilay iyo kan la qabtay ay kasoo jeedaan Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland.

Taliyihii Ciidanka Booliska Dhuusamareeb Burhaan Axmed oo Xalay iscasilay wuxuu sheegay in Rag ay qabqabteen oo ku eedeysnaa inay tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Masuuliyiinta Galmudug ay Xabsiga kasii daayeen kadibna ay u gudbiyeen dhinaca Cadaado.

Taliyaha Iscasiley wuxuu kaloo sheegay iney jiraan shabakado isku xiran oo u adeegaya Argagixisada.

Sawirada hoos ka daawo

Puntlandi.com

Bosaso

<